Dowladda Qatar oo War Ka Soo Saartay Kulankii Ay La Yeesheen Madaxweynaha Somaliland
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dowladda Qatar ayaa ka hadashay socdaal uu Toddobaadkan uu yimid Somaliland ergayga Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar u qaabilsan ka...
“Berbera corridor waxa uu ka qayb qaadanayaa is-dhex galka bulshadda Geeska Afirca iyo”…
Hargaysa (HP): Madaxa DP World u qaabilsan mashruuca Berbera Corridor, Mr. Angus Miller oo munaasibadda ka hadlay, ayaa caddeeyey inay ka go’an tahay dhammaystirka...
Magacyada iyo Dambiyada Loo Haysto Murrashaxiin Qaarkood Xidhan Yihiin iyo Caddeymaha Booliska
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa soo bandhigay caddaymo ay u hayaan dambiyo loo haysto afar murashax oo doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo...
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Xubno Wasiiro Ah oo Caawa Socdaal Ku Tagay Boorama
Boorama (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylicil) iyo xubno wasiirro ah ayaa Caawa fiidkii socdaal aan la shaacin ku...
Wasaaradda Shaqadda Oo Caawisay Qoysas Dhibaato Ka Soo Gaadhay Roobka
Hargaysa (HP): Wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa caawimo gaadhsiisay qoysas ay waxyeelo ka soo gaadhay roobabkii oo degan magaaladda Hargaysa.
...
Warbaahinta Dunida Carabta oo Garowshiiyo Ka Bixisay Qadiyadda U Dhaxaysa Somaliland iyo Soomaliya
Hargeisa (Hargeisa Press) – Warbaahinta The New Arab oo wax ka qorta Arrimaha bariga dhexe iyo Afrika, ayaa War-bixin dheer ka qortay Arrimo la...
Wadahadal Telefoon oo Dhexmaray Amiirka Qatar iyo Farmaajo
Doha (Hargeisa Press) – Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani, ayaa sheegay inuu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Sida...
Buurmadoow oo Ku Hanjabay Arrin Horseedi Karta Geerida Midnimada Somaliland
Dubai (Hargeisa Press) – Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu caansan Somaliland, ayaa ka hadlay arrinta Generaal Doolaal oo...
Ku Dhowaad 5,000 oo Carruur iyo Waalidiintood oo Ku Kala Irdhoobay Colaadda Gobolka Tigray
Mekkele (Hargeisa Press) – Hay’adda gargaarka ka shaqaysa ee Save The Children, ayaa waxaa ay sheegtay in ku dhowaad 5,000 oo carruur iyo waalidiintood...
Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Xadhiga Murrashaxiinta Mucaaradka?
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horaysay waxaa uu ka hadlay xadhiga Murrashaxiinta xisbiyadda Mucaaridka.
Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay...