Madadaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo ka qayb-galay xus ballaadhan oo loo sameeyey Maalinta Qaxoontiga Adduunka +...
Hargeysa,(HargeisaPress) –Madadaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka qayb-galay xus ballaadhan oo loo sameeyey Maalinta Qaxoontiga Adduunka oo maanta (22.06.2025) lagu...
Maamulaha guud ee Shirkadda Dahabshiil Oo ku guulaystay abaalmarinta Global Somali Award 2025
Hargeysa,(HargeisaPress)– Maamulaha guud ee Shirkadda Dahabshiil group, Cabdirashiid Ducaale ayaa ku guulaystay abaalmarinta Maamulaha sanadka ee global Somali Award 2025 magaalada Columbus ee Dalka...
SOMALILAND: Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka oo Kormeer Ku Tagtay Cisbitaalka Qaaxada ee Hargeysa
Hargeysa,(HargeisaPress)– Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Samsam Maxamed Saalax, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagtay Cisbitaalka Qaaxada ee magaalada Hargeysa, si...
Hablaha Ururka Qareenada Somaliland Oo taageero u muujiyay Musharixiinta Hogaanka Ururka Qareenada + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)– Hablaha foolaadka u ah Ururka Qareenada Somaliland ayaa maanta kulan taageero iyo garabgal ah u muujiyay Musharixiinta Hogaanka Ururka Qareenada Somaliland ee uu...
Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Oo Maanta guddoomisay kulan muhiim ah oo lagu dardargelinayo Sanduuqa...
𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮,(HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi, ayaa maanta guddoomisay kulan muhiim ah oo lagu dardargelinayo wajiga saddexaad ee...
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Farriin u Diray Ganacsatada Dalka
Boorama,(HargeisaPress) - Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw Cabdi,ayaa Farriin u diray Ganacsada Somaliland kuna boorriyay in ay dalka Maalgashadaan oo ay handidooda...
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 JSL 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓-𝐤𝐚
Hargeysa,(HargeisaPress)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta oo Sabti ah (21.06.2025) si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee...
Wasiirka Duulista Somaliland oo Madaarka Berbera ku qaabilay wefti Mareykanka ka socda
Berbera (Hargeisa Press)- Wasiirka Duulista Hawada iyo horumarinta Madaarada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Fuaad Axmed Nuux, ayaa Madaarka caalamiga ah ee Berbera ku qaabilay wafti...
Xubnaha u sharraxan hoggaanka Ururka Qareenada Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Berbera
Berbera,(HargeisaPress)– Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay xubnaha musharrixiinta ee u tartamaysa hoggaanka ururka...
Xubnaha u sharraxan hoggaanka Ururka Qareenada Somaliland oo la shaaciyay
Hargeysa (HargeisaPress)– Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu soo dhaweynayay, isla-markaana lagu shaacinayay xubnaha u sharraxan hoggaanka Ururka Qareenada Somaliland.
Munaasibaddan...