Somaliland: Wasaaradda Deegaanka Oo Ka Hadashay Xuska Maalinta Degaanka Adduunka
Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa ka hadlay xuska maalinta deegaanka adduunka oo sanad kasta dunida laga...
“Hadii golihii kale doorasho galay idinkuna diyaar garooba waa”…
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland ayaa sheegay in loo baahan yahay diyaarinta xeerarkii lagu soo dooran lahaa xildhibaanadda golahaasi.
Saleebaan Maxamuud Aadan, waxa uu...
Somaliland Doorashooyinkii isku-sidkanaa Waxay Ku Soo Bandhigtay Burhaanteeda Dimuqraadiyadda
Hargaysa (HP): Jamhuuriyadda Somaliland waxay 31kii May 2021 si nabdoon oo daah-furan ugu guulaysatay inay qabato doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo deegaanka oo labadooduba muddo...
Xuska Maalinta Deegaanka Adduunka “Dib U Soo Celinta Sabo-deegaanka Xaalufay”…
Hargaysa (HP): Shanta bisha May oo maanta ku beegan waxaa wadamo badan oo caalamka ah laga xusaa maalinta deegaanka adduunka.
Sanadkii 1972-kii ayaana loo asteeyay...
Badhasaabka Sool Oo Bulshadda Gobolkaasi Ku Bogaadiyay Sidii Ay Uga Qayb Qaateen Doorashadda
Laascaanood (HP): Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa ku bogaadiyay shacabka gobolkaasi sidii xilkasnnimada iyo ilbaxnnimada lahayd ee ay uga wada qayb-qateen habsami u socodka doorashada.
Sidoo...
Somaliland:Xildhibaanadda Guulaystay Oo Laga Mamnuucay In Ay Dabaal Degaan
Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay in xildhibaanadda guulaystay iyi taageereyaashoodu ay sameeyaan dabaal degyo waaweyn.
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa...
Natiijadda Hor Dhaca Golaha Deegaanka Gabiley Oo La Shaaciyay
Gabiley (HP): Natiijadda hor dhaca ee xildhibaanadda soo baxay ee gilaha deegaanka Gabiley ayaa la shaaciyay.
Ku dhawaaqista natiijada Gabiley oo aad loo wada sugayay...
Xildhibaanadda Guulaystay Ee Gobolka Saaxil Oo La Shaaciyay
Berbera (HP): Komishanka doorashooyinka gobolka Saaxil ayaa galabta ku dhawaaqay natiijadda hor dhaca ah ee xildhibaanadda golaha Wakiiladda guulaystay ee gobolkaasi.
Tiradda guud ee xildhibaanadda...
Beeralayda Deegaamo Ka Tirsan Gabiley Oo Qalab La Gaadhsiiyay
Gabiley (Hargeisa Press): Wasaaradda beeraha Somaliland iyo haayadda Phara foundation ayaa qalab kala duwan gaadhsiisay beeralayda deegaamo ka tirsan gobolka Gabiley.
Qalabkaasi oo isugu jiray...
Madaxweyne Cag Jar Oo Xadhiga Ka Jaray Dhaam Biyood
Jarar (HP): Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta xadhiga ka jaray Biyo-xidheen ay xukuumadu ka hirgelisay degmadda Dhagax Madow ee gobolka Jarar.
Biy-xidheenkaasi oo...