Xildhibaanadda Guulaystay Ee Gobolka Saaxil Oo La Shaaciyay

0
470

Berbera (HP): Komishanka doorashooyinka gobolka Saaxil ayaa galabta ku dhawaaqay natiijadda hor dhaca ah ee xildhibaanadda golaha Wakiiladda guulaystay ee gobolkaasi.

Tiradda guud ee xildhibaanadda laga doonayay in ay ka soo baxaan gobolka Saaxil, ayaa dhan 12 xubnood, kuwaasoo ay kala heleen saddexda xisbi qaran.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here