Tirada Dacwadaha La Xidhiidha Natiijada Doorashada Ee Loo Gudbiyey Maxkamadaha Dalka
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ahna Guddoomiyaha Guddiga Caddaaladda Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa ka hadlay tirada dacwadaha doorashada ku...
Wakhtima Ayuu Fulayaa Heshiiskii Somaliland iyo Kenya?
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay halkay ku dambeeyeen qodobbadii ay Somaliland iyo Kenya ku heshiiyeen dhammaadkii sannadkii hore, iyadoo labada...
Madaxweyne Biixi oo Qaaday Tallaabo Lama Filaan Ah
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa kullan isugu yeedhay Maayirkii hore ee Caasimadda Hargeisa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo...
Somaliland: Daraasad Lagu Qiimaynayo Addeegayada Dawladda Oo la Daah-furay
Hargaysa (Hargeisa Press): Daraasad lagu qiimaynayo addeegyadda ay wasaarradaha iyo haadayaha dawladu u qabtaan bulshadda ayaa maanta laga daah-furay magaaladda Hargaysa.
Waxaana furitaanka daraasadaasi ka...
Cabdiraxmaan Solteco oo Ka Tanaasulay Loollanka Uu Mar Labaad Ugu Jiray Maayarnimada Hargeysa
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maayarkii hore ee Caasimadda Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco), ayaa si cad u sheegay inuu ka talaasulay hankiisa uu doonayay...
Wasaaradda Amniga oo Shaacisay Xilliga Ay Goleyaasha Deegaanku Yeelanayaan Fadhigooda Ugu Horreeya
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, ayaa shaacisay xilliga ay yeelanayaan fadhigooda ugu horreeya golayaashii deegaan ee dhawaan la soo doortay, sida...
Xildhibaannada Golaha Wakiillada Ee Xisbiga Waddani Ka Soo Baxay Kuma Ayey Guddoomiye U Magacaabeen?
Hargeisa (Hargeisa Press) – Hoggaanka sare ee xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxaa ay maanta kulan wadatashi ah la qaateen Xildhibaannada golaha Wakiillada...
Isbedel Casri Ah oo Lagu Sameeyay Fagaaraha Maskal Ee Addis Ababa (Sawirro)
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Waxaa maanta la daah-furay Fagaaraha weyn ee ku yaalla bartamaha magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo isbedel aad...
Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Soo Saartay Jadwalka Natiijada Doorashada
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa waxaa ay maanta soo saartay jadwalka rasmiga ah ee ansixinta natiijada doorashada Goleyaasha Deegaanka ee...
Duulimaadyadii Soomaaliya iyo Kenya oo Dib U Billowday
Nairobi (Hargeisa Press) – Waxaa maanta oo Axad ah dib u billowday safarada dhanka cirka ee magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho, kaddib mudo bil ah...