“May dhici jirin in xisbil xaakimka dal haysta laga badiyo oo weliba”….
Hargaysa (HP): Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh Muxumed, oo ka mida salaadiinta Somaliland ayaa ka hadlay guulaha ay xisbiyadda siyaasadda somaliland ka kala heleen...
Siyaasi Kenya U Dhashay oo Dalalka Afrika U Soo Jeediyay Inay Somaliland Kaga Daydaan...
Nairobi (Hargeisa Press) – John Githongo oo ah siyaasi reer Kenya ah, kana mid ahaa goobjoogayaashii caalamiga ahaa ee ka qayb-galay doorashooyinkii Somaliland ka...
Somaliland oo Qoraalo U Kala Dirtay Wadamada Beesha Caalamka
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadda Somaliland ay qoraalo u kala dirtay...
DAAWO: Barnaamij Ku Saabsan Waxqabadkii W. Deegaanka Ee 2020-ka
Hargaysa (HP): Wasiirka Shukri Baanadare, ka hadashay waxyaabaha uga qabsoomay dhinaca ilaalinta deegaanka sanadkii tegay ee 2020-ka.
Sida daryeelka duur joogta, la dagaalanka Dhuxulaysiga, wax...
Shan Qodob oo Uu Ballan Qaaday Cabdikariin Axmed Mooge
Hargeisa (Hargeisa Press) – Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa saaka loo doortay maayirka magaalada Hargeysa kadib doorasho ka dhacday xarunta Golaha deegaanka.
Doorashada, ayaa ahayd mid...
Wasiirka Deegaanka Oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Carruurta Afrika
Hargaysa (HP: Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil, ayaa maanta ka qayb gashay munaasibad lagu xusayay maalinta carruurta...
Golaha Deegaanka Degmadda Xudun Oo Doortay Maayar iyo Ku Xigeen
Xudun (HP): Golaha deegaanka ee degmadda Xudun ee gobolka Sool ayaa maanta doortay maayar iyo maayar ku-xigeen cusub.
Iyadoo ay maanta yeesheen kal-fadhigoodii u horeeyay...
Golaha Wasiirrada Somaliland oo Ka Dooday Guul-darrooyinkii Haweenka Murashaxiinta
Hargeisa (Hargeisa Press) – Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo maanta ku qabsoomay madaxtooyada JSL, ayaa lagaga hadlay sababihii horseedka u ahaa guul-darrooyinkii Haweenka murashaxiinta...
Gabiley: Maayarkii Hore Oo Mar Labaad Dib Loo Doortay
Hargaysa (HP): Maayarka magaaladda Gabiley ayaa mar kale loo doortay Maxamed-aamiin Cumar Cabdi, halka maayar ku-xigeenna loo doortay Dr. C/laahi.
Kadib markii ay saaka kal-fadhigoodii...
Soomaaliya iyo Kenya oo Ku Heshiiyay Soo Celinta Xidhiidhkooda
Muqdisho (Hargeisa Press) – Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdirizaq iyo Raychelle Omamo, ayaa ka wadahadlay soo celinta xidhiidhka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya...