DAAWO: Barnaamij Ku Saabsan Waxqabadkii W. Deegaanka Ee 2020-ka

0
561

Hargaysa (HP): Wasiirka Shukri Baanadare, ka hadashay waxyaabaha uga qabsoomay dhinaca ilaalinta deegaanka sanadkii tegay ee 2020-ka.
Sida daryeelka duur joogta, la dagaalanka Dhuxulaysiga, wax ka qabashadda xaalufka, hirgelinta waxay sidan ku sheegtay barnaamij laga diyaariyay waxqabadkii wasaaradaasi ee sanadkii tegay ee 2020-ka.

DAAWO: Barnaamijka Waxqabadkii Sannadkii 2020 Ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga JSL oo kooban:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here