Wefti Ka Socda DDS Itoobiya Oo Tog-Wajaale Lagu Soo Dhaweeyay
Tog-Wajaale (HP): Wefti ka socda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaallo xuduudeedka Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley.
Weftigaasi waxaa ka mid ah...
D/Hoose Ee Gabiley Oo Ku Baaqday Olole Nadaafadeed
Gabiley (HP): Xubnaha golaha deegaanka ee degmadda Gabiley ayaa bulshadda ku nool magaaladaasi ugu baaqay in ay kala soo qayb galaan olole naadafadeed oo...
Agaasimaha Cusbitaalka Degmadda Sheekh Oo Baaq U Diray Qurbe Joogta
Sheikh (HP): Agaasimaha cusbitaalka degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa ugu baaqay guud ahaanba bulshadda Somaliland gaar ahaana qubre joogta u dhashay dalkaasi in...
Jaamacadda Hargaysa iyo Jaamacadda Granda Ee Dalka Spain Oo Heshiis La Saxeexatay
Hargaysa (HP): Jaamacadda jaamacadda Hargaysa ayaa xidhiidh wada shaqayneed la saxeexatay jaamacadda Granda university ee dalka Spain, oo masuuliyiin ka socday ay booqasho ku...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Qaabilay Wasiirka Difaaca Ireland
Muqdisho (HP):Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca dalka Ireland Simon...
Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Ka Hadashay Cabasho Ka Soo Yeedhay Arday
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa ka jawaabtay cabasho ka soo yeedhay arday sanadkii hore deeqo waxbarasho ka helay jaamacadda Hargaysa.
Ardaydaasi oo sanadkii...
Badhasaabka Gobolka Sool Oo Digniin Adag U Diray Siyaasiyiinta Reer Soomaaliya
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa digniin adag u diray siyaasiyiinta ka soo jeedda dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya, kuwaasoo...
Sool: Seerraha Xuddun Oo Dib Loogu Furray Bulshadda Xoolo Dhaqatadda ah
Xuddun (Hargeisa Press): Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta Reer Miyiga Somaliland ayaa dib xoolaha ugu furtay Seeraraha Xuddun ee gobolka Sool.
Kaasoo wasaaradda Deegaanku ay hore...
Guddoomiyaha Degmadda Qoryaale Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Degmadda Baaqna U Diray Qurbe Joogta
Qoryaale (HP): Degmadda Qoryaale oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa sanadihii danbe waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo kala duwan oo la xidhiidha arrimaha nolosha...
Sheikh Aadan Siirro Oo U Mahad Naqay Haween Ka Qayb Qaatay Dib U Dhiska...
Hargaysa (HP): Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadam-siirro), ayaa mahad naq balaadhan u jeediyay haween ku kala nool dalka dibadiisa iyo gudihiisaba oo ka...