Xildhibaan Shaaciyay In Loo Adeegsaday Sirdoonka Dalka Itoobiya
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdillaahi oo xisbiga KULMIYE uga soo baxay gobolka Sool, ayaa eedaymo culus u jeediyay xukuumadda Madaxweyne...
Maayarka Gabiley Oo Mar Kale Ku Baaqay Olole Nadaafadeed
Gabiley (HP): Maayarka magaaladda Gabiley Maxamed-aamiin Cumar Cabdi, ayaa mar kale ugu baaqay bulshadda ku nool magaaladaasi in ay dawladda hoose kala soo qayb...
Badhasaabka Sanaag Oo Kormeeray Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo
Ceerigaabo (Hargeisa Press): Guddoomiyaha gobolka Sanaag Eng. Axmed Cismaan Xasan, iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeer kedis ah ku tegay cusbitaalka guud ee magaaladda...
Wasiirka Beeraha Oo Kormeeray Mashaariic Wasaaraddu Ka Hirgelisay Degmada Baki
Boorama (HP) : Wefti ballaadhan oo u hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa ayaa gaadhay deeganada baki iyo Ruqi oo...
Badhasaabka Xaysimo Oo Dhagax Dhigay MCH Laga Dhisayo Degmadda Xallin
Taleex (HP): Badhasaabka gobolka Xaysimo C/rashiid Maxamed Axmed (Xiir), ayaa maanta degmadda Xallin ee ka tirsan gobolkaasi ka dhagax dhigay xaruntii caafimaad oo u...
Taiwan oo Somaliland Ugu Deeqday Qalab Loogu Talo Galay Dab-demiska
Taipei (Hargeisa Press) – Dowladda Taiwan, ayaa waxaa ay Somaliland ugu deeqday qalab loogu tala galay dab-demiska, kaasi oo gacan ka geysanaya musiibada dabka...
Dowladda Ingiriiska oo Xus U Samaysay Diblumaasi Somaliland U Dhashay
London (Hargeisa Press) – Taxane lagu xuso Xubnaha Siyaasiyiinta ah ee Magaca ku leh boqortooyada Ingiriiska, gaar ahaan Gobolka Wales, ayaa lagu soo qaatay...
Maayarka Hargeysa oo Ku Baaqay Olole Nadaafadeed
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maayarka caasimadda Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa ugu baaqay dhamaanba dadweynaha kala duwan ee ku nool caasimadda in ay kala qayb...
Weriye Shaqada Dowladda Itoobiya Uga Tegay Dagaalka Soomaalida iyo Canfarta
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Wariye Soomaali ah oo ka howl geli jiray Telefishinka Qaranka ee Dowladda Itoobiya ee ETV, ayaa shaqadii uu ka...
Burco: Go’aamo Laga Soo Saaray Shirka Ilaalinta Deegaanka iyo Dhawrista Nooleyaasha
Burco (Hargeisa Press): Waxaa go’aamo laga soo saaray shir ku saabsanaa wada tashiga ilaalinta deegaanka iyo dhawrista nooleyaasha kala duwan ee gobolada Barriga Somaliland...