Badhasaabka Sanaag Oo Kormeeray Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo

0
546

Ceerigaabo (Hargeisa Press): Guddoomiyaha gobolka Sanaag Eng. Axmed Cismaan Xasan,  iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeer kedis ah ku tegay cusbitaalka guud ee magaaladda Ceerigaabo.

Badhasaabka waxaa kormeerkaasi ku wehelinayay taliyaha qaybta booliska ee gobolka Sanaag iyo masuuliyiin kale, kormeerkaasi oo la xidhiidhay u kuur gelidda hawlaha shaqo ee cusbitaalka Ceerigaabo.

Waxaanay kormeerkaasi badhasaabka iyo masuuliyiintii kale ee la socday ayaa mid mid u soo marray qaybaha kala duwan ee cusbitaalka Ceerigaabo, iyadoo ay halkaasi warbixino ku siiyeen shaqaalaha iyo masuuliyiinta cusbitaalku.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here