Farmaajo oo Xayiraad Ku soo Rogay Hay’addaha Dowladda
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxweynaha wakhtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wareegto Madaxweyne, waxaa uu hay’addaha Dowladda Soomaaliya uu kaga joojiyay...
Cali Waran Cadde oo Shaaciyay In Madaxweyne Biixi Dabadii Uu Xukumayo Kulmiye
Hargeysa (Hargeisa Press) – Siyaasi Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo sheegaya inuu diiday soo jeedin ku saabsan Mustaqbalka hoggaanka...
Maamulka Gobolka Gabiley oo Daah-furay 9 Mashruuc oo Lagu Tartami Doono
Gabiley (Hargeisa Press) – Maamulka gobolka iyo ka degmada Gabiley oo ay weheliyaan guddida qandaraasyada qaranka Somaliland, ayaa maanta daah-furay 9 mashruuc oo ay...
Shirka Heer Qaran Ee Dardar-gelinta Gurmadka Deg-degga Ah Ee Covid-19 oo Hargeysa Ka Furmay
Hargeysa (Hargeisa Press) – Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka qabsoomay Shirka Heer Qaran ee Dardar-gelinta Gurmadka Degdegga ah ee xanuunka Covid-19.
Shirkan,...
Maxaa Ka Jira In Wadahadal Dhexmaray ONLF iyo TPLF?
Jigjiga (Hargeisa Press) – Qaar ka mid ah asxaabta mucaaradka ah ee dalka Itoobiya, ayaa ku baaqay wadahadal qaran si loo soo afjaro dhammaan...
Garabka Mahdi Guuleed oo Doorasho Ay Ka Maqan Yihiin Garabka Cabdi Xaashi Ku Doortay...
Muqdisho (Hargeisa Press) – Garab ka mid ah Guddiga doorashada Baarlamanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland ee uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare ku xigeenka...
Shirguddoonka Cusub Ee Golaha Wakiillada Somaliland oo Maanta Xilka La Wareegay
Hargeysa (Hargeisa Press) – Shirguddoonka cusub ee golaha Wakiillada Somaliland ee dhawaan loo doortay golahaasi, ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah xilka ugala...
Mareykanka oo Afhayeenka Al-Shabaab Ku Daray Liiska Argagixisada
Washington (Hargeisa Press) – Dowladda Mareykanka, ayaa liiska argagixisada caalamiga ah ku dartay afhayeenka maleeshiyada Al-shabaab Cali Maxamed Raage (Cali Dheere) iyo Cabdulqaadir Maxamed...
Faysal Cali Waraabe oo Ku Baaqay In Sharci Laga Soo Saaro Dadka Ka Shaqeeya...
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag kaga hadlay arrimo ku saabsan doorashada Soomaaliya, gaar ahaan, ta...
Cabdirisaaq Khaliif oo Ka Hadlay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Kooxaha Argagixisada iyo Wadashaqaynta Madaxweyne Biixi
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha cusub ee golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa ka hadlay loolankii xooganaa ee u dhexeeyay Xukuumadda iyo xisbiyada...