Madaxweynihii Afghanistan oo Iska Dhiibay Imaaraadka iyo Lacag Uu La Baxsaday

0
Dubia (Hargeisa Press) – Dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa maanta sheegtay inay sababo bani’aadaminimo u marti-gelisay Madaxweynihii hore ee dalka Afghanistan Ashraf Ghani kadib markii...

Xukuumadda Somaliland oo Si Adag Uga Hadashay War Lagaga Dhowaaqay Xamar

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxammed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu eedaymo culus u jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiir Maxamed Kaahin, ayaa...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Daah-Furay Xarunta Barashada Dastuurka iyo Waddaniyada

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta Daah-furay Xarunta Barashada Dastuurka iyo Waddaniyada Somaliland oo ay aas-aastay...

Qorshaha Turkiga Ee Afghanistan oo Isbeddelay

0
Ankara (Hargeisa Press) – Turkiga, ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna si togan u aragtaa fariimaha ay...

Askarigii Boorama Ku Dilay Ardayga oo Dil Lagu Xukumay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland, ayaa maanta xukun dil ah ku riday Askarigii jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ku toogtay Wiil...

Meydad Dhintay 30 Sanno Ka Hor oo Hargeysa Laga Helay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Waxaa maagaalada Hargeysa laga helay xabaal wadareedyo ay ku jiraan Meydad lagu sheegay inuu dhinteen mudo laga joogo Sodon Sanadood. Meydkan,...

Maxay Taalibaan Ku Sheegeen Shirkii Jaraa’id Ee Ay Maanta Qabteen?

0
Kabul (Hargeisa Press) – Taalibaan, ayaa maanta Kabul ku qabatay shirkeedii jaraa’id ee ugu horreeyey tan iyo markii ay la wareegeen gacan ku haynta...

Taiwan oo U Debaaldegtay Sannad-guurada Markii Ay Somaliland Ka Samaysatay Xafiis Diblomaasiyadeed

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xafiiska dowladda Taiwan ee Somaliland, ayaa maanta u debaaldegay sannad-guuradii ugu horreysay tan iyo markii ay Taiwan xafiis diblomaasiyadeed ka...

Golaha Wakiiladda oo Ansixiyay Ajandaha kal-fadhiga 1aad

0
Hargeysa (HP): Mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta ansixiyay ajandaha kalfadhigoodda koowaad. Fadhiga maanta oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golahaasi ayaa xildhibaanadu waxay cod gacan...

Kulan Nairobi Ku Dhexmaray Wefdi Ka Socda Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo Midowga Yurub

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Wefdi ballaadhan oo ka socda Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaraddaasi Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa...