Jig-jiga: Doorashadda DDS Itoobiya Oo Saaka Loo Dareeray
Jigjiga (HP): Waxaa saaka dhamaanba dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya looga dareeray doorashadda lixaad ee ka dib dhacday doorashadii guud ee dalka Itoobiay ka dhacday...
Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Burco Ka Dhagax Dhigay Mashaariic Dawladda Hoose Fulinayso
Burco (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta magaaladda Burco ka dhagax dhigay mashaariic kala duwan oo ay dawladda hoose ee...
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Dilkii Xudun
Hargaysa (HP): Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa goor dhawayd ka hadlay dilkii iyo weerarkii maanta ka dhacay degmadda Xudun ee gobolka Sool.
Falkaasi oo uu...
Sool: Taliyihii Booliska Degmadda Xudun Oo La Dillay
Xudun (HP): Taliyihii ciidamadda booliska ee degmadda Xudun ee gobolka Sool ayaa ku geeriyooday iska hor imaad maanta dhex maray booliska iyo koox hubaysan.
Alle...
“Miisaaniyadda lagu shaqaynayo 2022-ka waa 37 bilyan 80% ayay korodhay”…
Boorama (HP): Maayarka degmadda Boorama Maxamed Axmed Warsame, ayaa sheegay miisaaniyadda dawladda hoose ee Boorama ay ku hawl gelayso sanadka 2022-ka ay korodhay.
Iyadoo miisaaniyadii...
Agaasimaha Cusbitaalka Burco Oo Ka Warbixiyay Tiradda Covid19 U Geeriyooday
Burco (HP): Agaasimaha cusbitaalka guud ee magaaladda Burco Dr. Cabdi Suudi Ibraahim, qyaa ka warbixiyay xaaladaha xanuunka COVID19.
Waxaanu sheegay in todobadii maalmood ee u...
Guddoomiyaha Degmadda Faroweyne Oo Ka Warbixiyay Qorsheyaashiisa Horumarinta
Faroweyne (HP): Guddoomiyaha cusub ee degmadda Faroweyne ee gobolka Maroodijeex C/raxmaan Siyaad Aadan, ayaa ka wwrbixiyay waxyaabaha u qorshaysan ee uu doonayo inuu wax...
Guddoomiye Ku-Xigeenkii Saddexaad Ee Waddani Oo Is Casilay Dhaliillana Ku Hurgufay
Hargaysa (HP): Guddoomiye ku xigeenkii saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Kayse Cali Geedi ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu xisgigaasi ka...
Hargaysa: Wefti Ka Socday DDS Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay G.Guurtida
Hargaysa (HP): Wefti ka socda dawlad deegaanka Soomalida ee Itoobiya ayaa maanta booqasho ku yimid Somaliland.
Weftigaasi oo isugu jira qarreenno, guddoomiyaha maxkamadda sare ee...
SONSAF Oo Kulan U Qabatay Haweenka Ku Jira Saddexda Xisbi
Hargaysa (HP): Dalladda ay ku midoobeen ururadda aan dawliga ahayn ee Somaliland ee SONSAF ayaa kulan u qabatay haweenka ku jira saddexda xisbi siyaasadeed.
Kulankaasi...