SONSAF Oo Kulan U Qabatay Haweenka Ku Jira Saddexda Xisbi

0
423

Hargaysa (HP): Dalladda ay ku midoobeen ururadda aan dawliga ahayn ee Somaliland ee SONSAF ayaa kulan u qabatay haweenka ku jira saddexda xisbi siyaasadeed.

Kulankaasi oo ay u jeedadiisu ahayd sidii haweenka xisbiyadda ku jira loogu tababari lahaa xeerarka doorashooyinka iyo hab raacyadda dawladnimo.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here