Agaasimaha Cusbitaalka Burco Oo Ka Warbixiyay Tiradda Covid19 U Geeriyooday

0
372

Burco (HP): Agaasimaha cusbitaalka guud ee magaaladda Burco Dr. Cabdi Suudi Ibraahim, qyaa ka warbixiyay xaaladaha xanuunka COVID19.
Waxaanu sheegay in todobadii maalmood ee u danbeeyay uu hal ruux ugu geeriyooday caabuqa Coronavirus cusbitaalka magaaladda Burco.
Halka tiradda dadka uu xanuunkaasi soo ritay ama laga helayna ay tahay sideed iyo toban qof oo ka bogsaday xanuunkaasi.
Waxa kaloo uu agaasimaha cusbitaalka Burco intaas raaciyay in cusbitaalka ay d8yaar ku yihiin dhamaanba qalabkii loo baahnaa in xaaladoodda caafimaad lagula tacaalo dadka xanuunkaasi uu haleelo.

DAAWO: Agaasimaha Oo Arrimahaasi Sharaxaya:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here