Itoobiya Oo Deeq Waxbarasho Siisay Dhakhaatiir Reer Somaliland ah

0
Hargaysa (HP): Dawladda Itoobiya ayaa deeq waxbarasho siisay dhakhaatiir reer Somaliland oo waxbarasho takhasusaad ah soo baranaya. Sida uu sheegay wasiirka wasaaradxa caafimaadka Somaliland Xasan...

“Gobolka Gabiley waa gobolkii fartiisa eeday imika wuxuu diyaar u yahay”…

0
Gabiley (HP): Siyaasi Xamse Maxamed Khayre, oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa bulshadda gobolka Gabiley ku booriyay in ay doorashooyinka soo...

Golaha Wakiiladda Oo Derejadda B U Dalacsiisay Saddex Degmo

0
Hargaysa (HP): Xildhibaanadda golaha Wakiiladda Somaliland ayaa derejadda B u dalacsiiyay saddexda degmo ee Baligubadle, Caynaba, oyo Taleex. Fadhigii maanta ayaana waxaa golaha la hor...

Wasiirka Biyaha Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha Burco

0
Burco (HP): Wasiiradda biyaha Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiinta wakaaladda biyaha ee magaaladda Burco. Wasiir Cali Mareexaan, oo safar shaqo ku jooga ayaa...

Laascaanood: Booliska Oo Magaaladda Ka ururiyay Dadka Ka Soo jeeda K.Soomaaliya

0
Laascaanood (HP): Waxaa labadii maalmood ee u danbeeyay ka soconaya magaaladda Laascaanood hawl gallo ay ciidamadda amaanku ku ururinayaan dadka ka soo jeeda koonfurts...

Boorama:Xafiiska Haayadda dhawrista Tayadda Oo Xadhiga laga Jaray

0
Boorama (HP): Badhasaabka gobolka Awdal oo uu wehelinayo guddoomiyaha haayadda dhawrista tayadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska ay haayadaasi ku yeelanayso magaalada...

Guddoomiyaha SOLJA Oo Shaaciyay Bilawga Tartanka Cawke Aword

0
Hargaysa (HP): Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu sanad walba qabtaa Abaalmarinta cawke oo ku suntan dhiirigalinta saxafiyiinta, xuska maalinta saxaafadda iyo Shirwaynaha...

Jaamacadda Camuud Oo Shaacisay In Ay Bilaabayaan Waxbarashadda PHD

0
Boorama (HP): Jaamacadda Camuud ee gobolka Awdal ayaa shaacisay in ay sanadkan bilaabayaan aqoonta waxbarasho ee heerka PHD. Waxaana bilawga barashadda shahaadadda PHD ee ay...

Maayarka Hargaysa Oo Ololaha Nadaafadda Kala Qayb Galay Degmadda Ibraahim Koodbuur

0
Hargaysa (HP): Maayarka caasimadda Hargaysa C/kariin Axmed Mooge, ayaa ololaha nadaafadda ee Khamiislaha ah kala qayb galay degmadda Ibraahim Koodbuur. Maayar Mooge, oo ay wehelinayeen...

Togdheer: Degmadda Gar-adag Oo Laga Furay Xarun Lagu Karantiilayo Dadka Uu Haleello Covid19

0
Gar-adag (HP): Maamulka degmadda Gar-adag ee  gobolka Togdheer ayaa maanta furay xarun caafimaad oo ay ugu tallo galeen in lagu karantiilo dadka uu haleello...