Boorama:Xafiiska Haayadda dhawrista Tayadda Oo Xadhiga laga Jaray

0
432

Boorama (HP): Badhasaabka gobolka Awdal oo uu wehelinayo guddoomiyaha haayadda dhawrista tayadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska ay haayadaasi ku yeelanayso magaalada Boorama.

 

DAAWO WARKAASI:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here