Hargaysa (HP): Dawladda Itoobiya ayaa deeq waxbarasho siisay dhakhaatiir reer Somaliland oo waxbarasho takhasusaad ah soo baranaya.
Sida uu sheegay wasiirka wasaaradxa caafimaadka Somaliland Xasan Gaafaadhi, oo ka warbixinyay kadib kulan uu xafiiskiisa kula yeeshay dhakhaatiir ka socday Itoobiya.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.