Gar-adag (HP): Maamulka degmadda Gar-adag ee gobolka Togdheer ayaa maanta furay xarun caafimaad oo ay ugu tallo galeen in lagu karantiilo dadka uu haleello xanuunka Coronavirus.
Furitaanka xarunta xarantiilka waxaa maamulka degmadda Gar-adag ku wehelinayay masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka ee deegaankaasi, iyo xubno kale.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.