Muhiimadda Uu Lahaa Geed Laga Jaray Buurta Daallo
Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Geed noociisu ka sii dabar go’ayo guud ahaan Geeska Afrika iyo geyiga Soomaalida ba, oo ku yaalla Buurta Daallo ee...
Ganacsade Soomaali Ah oo Lagu Dilay Koonfur Afrika
Darban (Hargeisa Press) - Rag hubeysan oo loo badinayo inay yihiin budhcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxay dileen muwaadin Soomaali ah oo ganacsi ku...
Ciidammada AMISOM oo Saldhig Looga Samaynayo Meel Xuduudka Somaliland U Jirta 60KM
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ciidammada Nabad-ilaalinta Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la sheegay in Saldhig looga samaynayo meel ka baxsan Soomaaliya oo ah gudaha...
Berbera: Sadex Ruux oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera (Hargeisa Press)- Ugu yaraan Saddex qof ayaa illaa inta imika la xaqiijiyay ku geeriyooday, halka tirro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen Shil...
Caqabad Cusub oo Soo Wajahday Wada-hadalladii Xiisadda Nile
Qaahira (Hargeisa Press) — Masar ayaa ku baaqday in la joojiyo wada-hadallada ay Ethiopia kala leedahay biyo-xidheenka weyn ee Addis-Ababa ay ka sameyneyso webiga Nile.
Sudan...
Taiwan Maxay Ka Tidhi Warbixin Lagu Sheegay Inay Somaliland Aqoonsanayso?
Hargeysa (Hargeisa Press)- Af-hayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan, Joanne Ou ayaa ka gaabsatay in ay ka hadasho warbixin ay Somaliland ku sheegtay in...
Dowladda Itoobiya oo Soo Magacowday Wakiilkeeda Cusub Ee Somaliland
Hargeisa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya ayaa waxaa ay si rasmi ah u soo magacowday Wakiilkeeda cusub ee Somaliland.
Dowladda Itoobiya ayaa Siciid Muxumed Jibriil u...
Wefti Ka Socda Dalka Shiinaha oo Lagu Wado Inay Soo Gaadhaan Somaliland
Hargeisa (Hargeisa Press)- Sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland, wefti ka socda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ayaa lagu wadaa...
WHO oo Ka Hadashay Rajada Laga Qabo Helidda Talaalka Covid-19
Geneva (Hargeisa Press)- Madaxa hay'adda caafimaadka ee WHO ayaa sheegay in inkastoo ay jirto rajo ku saabsan in talaal loo helo fayriska Corona hadana...
Xeer Dowladda Maraykanku Dhaqan-gelisay oo Faa’iidooyin Kala Duwan U Yeelanaya Somaliland
Washington (Hargeisa Press)- Dowladda Maraykanka, ayaa si buuxda u dhaqan-gelisay xeer muhiim ah oo faa’iido dhaqaale, diblomaasiyadeed, amni iyo iskaashiba u yeelan kara dalka...