Dallada SONYO oo kaashanaysa Hay’addaha Save iyo SOS-Somaliland Oo Kulan Xal U Helista Dhalinyaradda...

0
Hargaysa (HargeisaPress) —Dallada SONYO oo kaashanaysa hay’adaha Save iyo SOS-Somaliland ayaa waxaa maanta ay kulan ku saabsan xal u helida caqabadaha iyo kobcinta Fursadaha...

Xogo Iftiimiyey Qodobbada ka soo Baxay Shirkii Gogol-xaadhka ah u ahaa Bilawga Wadahallada Somaliland...

0
Ergo ka socota Beesha Caalamka oo shirar gooni-gooni ah la qaatay xubnaha ka socday Somaliland iyo Soomaaliya + wargeyska Jamhuuriya oo helay qodobbo muhiim...

Agaasimaha Waxbarashadda Oo Furay Kulan Ay Soo Agaasinta Dallada SONYO Iyo Haay’adda SOS +...

0
Hargaysa (HargeisaPress) —Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland Oo Furay Kulan Dallada SONYO iyo Hay’adda SOS-Somaliland ay soo qaban qaabiyeen oo ku saabsanaa Siyaasada...

Xukuumada Somaliland oo Xayiradii Ka Qaaday Telefiishanada Horyaal iyo Eryal

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Xukuumada Somaliland ayaa xayiraadii ka qaaday labada Telefiishan ee Horyaal iyo Eryal oo ka hawl gala magaalada Hargeysa. Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka...

Wasiirka Warfaafinta oo La Kulmay Masuuliyiinta Ha’yadda IOM U Qaabilsan Somaliland

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Muuse Diiriye, ayaa la kulmay saraakiil ka socotay Hay’ada Socdaalka Adduunka ee IOM...

Golaha Guurtida oo u gudbiyay Maxkamada sare ee Dastuuriga dacwadeed ku aadan in tafsiir...

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa toddobaadkan u gudbiyay Maxkamada sare ee Dastuuriga ah qoraal Dacwadeed ku aadan in ay ka garnaqdo khilaafka ka...

Kenya Oo Cadaysay Mawqifkeedda Ku Aadan Xidhiidh Dhex Mara Somaliland

0
“Mawqifka Kenya ee  ku aadan Somaliland ma waxay ka dhigan tahay in aanaan la macaamilin dadka? Waan la macaamilaynaa”… wasiirka arrimaha dibadda Kenya London (Hargeisa...

Daawo: Hoggaamiyaha Jarmalka oo la arkay iyadoo Gariiraysa iyo Warbaahinta oo aad u hadal...

0
Muuqaalka cusub ee ra’iisul wasaaraha Jarmalka Angela Merkel ayaa markii labaad la arkay iyadoo aad gariiraysa. BERLIN — Hoggaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa la...

Xiddigaha Geeska oo Hargeysa Ku Soo Dhaweeyey Fanaanka Dalmar Yare

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Kooxda fanaaniinta ee Xidiga Geeska ayaa maanta waxa ay garoonka diyaaradaha ee Cigaaal ee magaalaada Hargeysa ay si diiran ugu soo...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Ka Qayb-galay Xuska 42-guurada Xornimada Djibouti oo lagu qabtay Hargeysa

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayey 42-guurada ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti Xornimada ka qaadatay...