Xukuumada Somaliland oo Xayiradii Ka Qaaday Telefiishanada Horyaal iyo Eryal

0
734

Hargeysa (HargeisaPress) – Xukuumada Somaliland ayaa xayiraadii ka qaaday labada Telefiishan ee Horyaal iyo Eryal oo ka hawl gala magaalada Hargeysa.

Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi gelinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo ay barbar taagan yihiin masuuliyiinta labada Telefiishan, ayaa sheegay in xayiraadii saarnayd labada Telefiishan laga qaaday kadib heshiis iyo is-afgarad dhexmaray maamulka labada Telefiishan iyo Xukuumada.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here