Xiddigaha Geeska oo Hargeysa Ku Soo Dhaweeyey Fanaanka Dalmar Yare

0
864

Hargeysa (HargeisaPress) – Kooxda fanaaniinta ee Xidiga Geeska ayaa maanta waxa ay garoonka diyaaradaha ee Cigaaal ee magaalaada Hargeysa ay si diiran ugu soo dhaweeyeen Fanaanka caanka ah ee Dalmar Yare.

HargeisaPress.com

LEAVE A REPLY