Ma Dhaba Axmed Cabdi Xaabsadde Oo Tagay Garoowe inuu mar kale Ka Qabanayo Xil

0
Hargeysa (HargeisaPress) — La Taliyihii Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha doorashooyinka Axmed  Cabdi Xaabsadde, ayaa  la soo weriyay inuu galabta galay xarunta maamul-goboleedka Puntland ee...

Warbixin Lagu Sharaxay Walaaca Laga Qabo Khatar Amni Daro Oo Ay Horseedaan Ciidanka Ilaalinta...

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Warbixin ay baahisay Wakaaladda Qaramada midoobay ee IRIN oo ka hadasha Arimaha amaanka iyo bani-aadanimada ayaa lagu sheegay walaaca dhinaca amaanka...

Carwada Buuggaagta Caalamiga Ah Oo Maanta Hargeysa Si Rasmi Ah Uga Furantay + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Carwada Caalamiga ah ee Buuggaagta(Hargeysa International Book Fair) ayaa maanta si ramsi ah uga furantay magaalada Hargeysa. Carwadan oo sanad leh...

Xukuumadda Somaliland oo diyaarinaysa xeerkii lagu dhaqi lahaa Xawaaladaha lacagta

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici, ayaa ka qaybgallay kulan lagaga hadlayey xeer loo samaynayo xawaaladaha oo la doonayo...

Meherkii Qarniga iyo Xafladii Ambassador hotel ee Magaaladda Hargeysa + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Xaflad Meher oo lagu qiimeeyey Meherkii Qarniga Somaliland ayaa maanta ka Qabsoontay Ambassador Hotel Hargeysa , Xafladan oo ahayd madal kulmisay...

Taliyaha Ciidamada Milateriga Somalia oo sheegay inay Weerari doonaan Al-shabaab

0
Muqdisho, (HargeisaPress) — Taliayaha milatariga Soomaaliya, Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) oo maanta saxaafadda kaula hadlayay Muqdisho ayaa sheegay inay muddo kooban gudaheed Al-shabaab...

Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse Biixi Oo Sheegay Inay Xal Kama Dambays Ah Ka Gaadheen...

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Shirkii Golaha wasiiradda Somaliland ee Khamiista Maanta ah ayaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi kaga dhawaaqeen in...

Khilaafkii Hogaanka Ururka Saxafiiyinta Somaliland Oo Go’aamo Lagu Xallinayo laga Soo Saaray

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Guddida Saxaafadda Somaliland ka mid ahayd ee isku xilqaantay xallinta Khilaafka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa Go’aamo ka soo saaray...

Marxuum Cabdiwali Faarax Jaambiir Oo Si Heer Qaran ah Loogu Aasay Hargeysa + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Alle ha u naxariistee maareeyihii wargeysaka madaxa-bannaan ee Ogaal Cabdiweli Faarax Jaanbiir ayaa maanta gelinkii hore si heer qaran ah loogu...

Gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Geeridii Marxuum...

0
Geeri Naxdin Leh: Suxufi weyn baa baxay: Geeridu waa xaq lawada sugayo, waxase shalay dhammaanba shacbiga JSL ka nicisay geerida Cabdiwali Faarah Jaambiir. AIle...