Somaliland: Xisbiyada Mucaaridka & Madasha Wadatashiga oo Saxeexay Heshiis ah in Dawlad Wadaag ah...

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Shir Jaraa’id oo ay Maanta wada jir ugu qabteen Hotel-ka Ambassador ee Magaalada Hargeysa laba xisbi Mucaarad ee Waddani, Ucid iyo...

Wasaaradda Arimaha Gudaha oo Soo Bandhigtay E-baasaboorka Cusub ee Somaliland + DAAWO SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Wasaaradaha Arimaha Gudaha Somaliland ayaa soo bandhigtay baasabooradda cusub ee Somaliland E-passport loo yaqaano, kuwaasi oo la bixin doono inta la...

Mareykanka oo Weerar Cirka ah ku qaday Magaalada Irbil Ee Dalka Ciraaq

0
Irbil, (HargeisaPress) — Dowladda Mareykanka ayaa weerarkii ugu horeeyay ee cirka ku qaaday dalka Ciraaq ilaa markii madaxweyne Obama uu kala baxay ciidamadiisa sanadkii...

Qaramada Midoobay oo ka digtay abaaro kusoo fool-leh dalalka Bariga Afrika

0
Nairobi (HargeisaPress) — Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa war ka soo baxay lagu sheegay in dad gaaraya 14-milyan oo ruux oo ku nool...

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Dalka Ku Soo laabtay Kana Hadlay Kulamo Uu Jaaliyadda Sucuudiga...

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan, ayaa dalka ku soo laabtay ka dib socdaal mudo laba todobaad ah oo uu...

Guddida Sare Ee Jaamacadda Hargeysa Oo Hurmuudka Laba Kuliyaddood Shaqada Ka Joojisay

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Guddida sare ee Jaamacadda Hargeysa ayaa shalay shaqadii ka fadhiisiisay Hormoodada Kuliyadaha Sayniska Axmed Maxamed Cadaad iyo Bussines-ka Keyse Cali Geedi...

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland oo Faahfaahiyay ciidammo Ilaalin doona Shirkadaha Shiidaalka

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed Warancadde, ayaa faah-faahin ka bixiyey ciidan gaar ah oo loogu tallogalay inay ilaaliyaan shirkadaha shiidaalka...

Ma Dhaba Axmed Cabdi Xaabsadde Oo Tagay Garoowe inuu mar kale Ka Qabanayo Xil

0
Hargeysa (HargeisaPress) — La Taliyihii Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha doorashooyinka Axmed  Cabdi Xaabsadde, ayaa  la soo weriyay inuu galabta galay xarunta maamul-goboleedka Puntland ee...

Warbixin Lagu Sharaxay Walaaca Laga Qabo Khatar Amni Daro Oo Ay Horseedaan Ciidanka Ilaalinta...

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Warbixin ay baahisay Wakaaladda Qaramada midoobay ee IRIN oo ka hadasha Arimaha amaanka iyo bani-aadanimada ayaa lagu sheegay walaaca dhinaca amaanka...

Carwada Buuggaagta Caalamiga Ah Oo Maanta Hargeysa Si Rasmi Ah Uga Furantay + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Carwada Caalamiga ah ee Buuggaagta(Hargeysa International Book Fair) ayaa maanta si ramsi ah uga furantay magaalada Hargeysa. Carwadan oo sanad leh...