Daawo Muuqaal: Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somalia oo digniin u jeediyay Somaliland
MOGADISHU, Somalia — Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya, Nuur Faarax oo maanta wareysi siinayay Horn Cable TV ayaa ka hadlay shirkadaha shisheeyaha ah...
Hambalyo Meher Wacan: Mustafe Maxamed Ducaale iyo Hoodo Barkhad Cumar
HargeisaPress — Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyoWariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail,...
Daawo Muuqaal: Mareeyaha Dekeda Berbera Ayaa Ka Hadlay Maalgashiga Dekeda Ee Shirkada Dubai Ports...
Berbera , (HargeisaPress) — Mareeyaha Guud Ee Dekeda Berbera Eng; Cali Cumar Maxamed Xoor Xoor Ayaa Shir Jaraaid Uu Manta Ku Qabtay Xafiiskiisa Dekeda...
Maayirka Gabiley Oo Ka Warbixiyey Faa,idooyinka Uu Mashruuca JPLG gu U Leeyahay Degmadiisa ...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maayirka magaladda Gabiley Maxamed Aamin Cumar Cabdi Ayaa Maanta Warbaahinta Ugu War Bixiyay Faa,idooyinka Uu Mashruuca (JPLG) gu U Leeyahay Degmadda gabiley...
Daawo Muuqaal: Maayirka Degmada Burco Oo Hadlay Faaidada Mashruca GPLG gu Leeyahay Horumarinta Degmadiisa.
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maayirka Degmada Burco Maxamed Yuusuf Muraad oo maata warbaahinta kula hadlay huteel Ambassador oo kulan horumarinta mashaariicda GPLG gu uga socday...
Qaar Ka Mid Ah Maayarada Dalka Oo Shir Ku Saabsan Maamul Daadejinta Ee (JPLG)...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maayar Ku Xigeenka Caasimada Hargeysa Mu.Cabdicasiis Maxamuud Xaashi Cago Weyne Isla Markaana Ah Ku Sii Simaha Maayarka Caasimada Ayaa Waxaa Uu...
Puntland oo ka warbixisay Qasaarihii qaraxii shaqaalaha Qaramada Midoobay lala beegsaday
GAROWE, (HargeisaPress) — Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal, Axmed C/llaahi Samatar (Layli ) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa ka warbixiyay qarax...
WARBIXIN: Qaraxii ka dhacay Puntland iyo Al-shababa oo sheegatay Mas’uuliyaddiisa + DAAWO SAWIRADDA
GAROWE, (HargeisaPress) — Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxa maanta ka dhacay xarunta Puntland ee Garoowe kaasoo lagu dilay 10 ka mid ah...
Daawo Muuqaal: Weftigii Mayorka Hargaysa oo Lagu Soo Dhoweeyey Sweden
Hargeysa, (HargeisaPress) — Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Sweden oo ay horkacayaan Wakiilada Axsaabta siyaasada somaliland ee Dalkaasi iyo Madaxda Jaaliyada ayaa soo dhoweeyey wefti...
JACOB ZUMA: Waa in la joojiyaa Weerarada lala beegsanayo dadka Afrikaanka ah + SAWIRRO
Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma oo ka hadlayay rabshadaha sii xoogeysanaya ee ku saleysan Jinsi-nacaybka ee ka socda Koonfur Afrika ayaa sheegay inuu...