Daawo Muuqaal: Mareeyaha Dekeda Berbera Ayaa Ka Hadlay Maalgashiga Dekeda Ee Shirkada Dubai Ports World Iyo Safaro Uu Ku Tagayo Emiraadka Iyo Sucuudiga

0
848

Berbera , (HargeisaPress) — Mareeyaha Guud Ee Dekeda Berbera Eng; Cali Cumar Maxamed Xoor Xoor Ayaa Shir Jaraaid Uu Manta Ku Qabtay Xafiiskiisa Dekeda Caalmiga Ah Ee Berbera Waxa Uu Kaga Waramay Waxqabadka Dekeda Berbera Iyo Maalagshiga Shirkadaha Ajaanibka Ah Ee Dekeda Berbera.

Halkan Ka Daawo:

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here