Hambalyo Meher Wacan: Mustafe Maxamed Ducaale iyo Hoodo Barkhad Cumar

0
1283

HargeisaPress — Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyoWariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid Xasan. Waxaa halkan Hambalyo balaadhan oo aan la soo koobi Karin ka diraya Weriyayaasha kala ah.Agaasimaha Bulsho tv C/rashiid nuur Wacays xaaskiisa iyo caruurtiisa,Agaasimaha Star tv Xasan Maal Dhidar,Tafatiraha Wargeyska Sahan Siciid khaddar C/laahi xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cumar Aw Cali Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa, C/naasir Guray Meecaad,Nagiib C/laahi Colaad,Cabdicasiis Cali Nuur iyo xaaskiisa,C/raxmaan Muxumed (Fantastic),Faysal Maxamed Aadan(fifa),Siciid Maxamed Cali xaaskiisa iyo inantiisa,Badri Koosaar Maxamuud iyo xaaskiisa,Cismaan Maxamed Cismaan,Maxamed Cabdi Ibraahin,Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Meherka Boqorka Mustafe Maxamed Ducaale Iyo Boqorada Hoodo Barkhad Cumar oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Hargeisa oo ay taarikhdu ahayd 194/2015.Waxaanay leeyihiin noqda kuwii meherkooda ku gadha nolol badhaadhe iyo farxadle ku noolaada. Aamiin Aamiin Aamiin Aamin.

………………………………………………………………………………………..

Qoyska Reer Barkhad Cumar Xaaji Xirsi oo kala dalka gudihiisa iyo dibadiisa, UK, Canada , Holland, Nuuradiin Maxamuud Axmed, Xaaskiisa Hida Barkhad Cumar, Wiilkooda Muntasir Nuuraadiin, hooyo Faadumo Cabdilahi Abiib ,Maxamed Cabdilaahi Abiib, Ciise Cabdilaahi Abiib,Aadan Gooran, Cabdale aadan Gooran. Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Meherka Boqorka Mustafe Maxamed Ducaale Iyo Boqorada Hoodo Barkhad Cumar oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Hargeisa oo ay taarikhdu ahayd 194/2015.Waxaanay leeyihiin noqda kuwii meherkooda ku gadha nolol badhaadhe iyo farxadle ku noolaada. Aamiin Aamiin Aamiin Aamin.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here