Daawo Muuqaal: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Maraykanka Ka soo Laabtay 2015

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo socdaal muddo qaatay ugu maqnaa qaarada waqooyiga Ameerika ayaa maanta Dalka dib...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeeka Soomaaliya Oo la Kulmay Madaxweynaha Djibouti + SAWIRRO

0
Djibouti, (HargeisaPress) —Ra’iisul wasaare ku-xigeeka Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte ayaa xarunta madaxtooyada waddanka Djibouti kulan kula qaatay madaxweynaha dalkaas, Ismaaciil Cumar Geelle iyo ra’iisul wasaaraha...

Somaliland: Guddida Dhaqaalaha Wakiilada iyo Wasaaradda Maaliyadda Oo Kulan Yeeshay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddida Aqalka Wakiilada Somaliland u qaabilsan dhinaca dhaqaalaha, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, oo...

Isticmaalka Lacagaha-Qalaad (Dollarization) Iyo Dhaqaalaha Somaliland Warsame M. Axmed Bare Cilmiga Dhaqalaha Ah

0
Somaliland waxa ay mar labaad xornimadeedii la soo noqotay 1991-kii. Isla markaana, dhaxashay nidaam-dhaqaale iyo mid siyasadeed oo ibtilaysan. Xidhiidhka shacabka iyo dawladda ee...

Gudoomiyaha Golaha guurtida Somaliland Oo Dardaaran Wax Ku Ool Ah Oo Muddo Kordhinta Ku...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Golaha guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa si adag Mudaneyaasha guurtida uga waaniyay inay ku fikiraan go’aan muddo kordhineed oo...

Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga Ah TELESOM oo Adeegga ZAAD Ku Soo Kordhisay Adeegga Shilling Somaliland-ka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa maanta daah-furtay Adeega ZAAD Shilling  Somaliland-ka, adeeggan ayaa ka garab shaqayn doona Adeegga hore...

Madaxweynaha Suudaan oo Mar kale guul lama filaan ah ka gaadhay Doorashooyinkii Madaxnimo

0
Khartuum , (HargeisaPress) —Madaxweynaha dalka Suudaan, Cumar Xasan Al-bashiir ayaa ku guuleystay doorashada madaxnimo ee waddankiisa dhawaan ka dhacday, iyadoo guddiga doorashooyinka Suudaan ay...

Daawo Muuqaal: Qalabkii biyo balaadhinta caasimada Hargasya oo Maanta Dalka soo Gaadhay...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Dhuumaha iyo qalabka loogu talogalay in lagu sameeyo biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa ee mashruuca maalgelintiisa uu bixiyey Midowga Yurub iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland...

Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Walaaca Ay Ka Qabaan Guurtida iyo Wararkii Ciro...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Afhayeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa ka waramay walaaca Xisbigoodu uu ka qabo in guuridu ay mudo kordhin siyaasi...

Afhayeenka Komishanka Doorashada Somaliland Oo Ka Hadlay Cidda Leh Masuuliyadda Dib U Dhaca Doorashada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Afhayeenka komishanka doorashooyinka Qaranka Md Siciid Cali Muuse, ayaa sheegay in shaqada komishanku habsaantay intii u dhaxaysay labada komishan ee is...