Daawo Muuqaal: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Maraykanka Ka soo Laabtay 2015

0
775

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo socdaal muddo qaatay ugu maqnaa qaarada waqooyiga Ameerika ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay waxaana si heer qaran ah loou soo dhoweeyey garoonka Egal intranational Airport ee magaalada hargaysa, waxana uu warfidiyeenada uga waramay ujeedada guud ee socdaalkiisii iyo waxii uu kala soo kulmay.


 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here