Daawo Muuqaal: Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Golaha Guurtida Uga Digaya Inay Mudo-Kordhin U Sameeyaan Xukuumadda

0
886

Hargeysa, (HargeisaPress) — Suldaan Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan C/laahi Suldaan C/raxmaan oo ka hadlay shirkii jaraa’id ee ay maanta iskugu yimaadeen Madaxdhaqmeedka iyo waxgaradka beeshaasi, kaas oo xildhibaanadda Golaha Guurtida Uga Digay inuu Mudo-kordhin aan sharciga waafaqsanayn u sameeyaan xukuumadda xisbiga Kulmiye.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here