Maareeyaha Guud Ee Shirkada Moon Fishing Daahir Maxamed Gamuur Oo Maanta Ugu Deeqay 200...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Shirkada kaluunka ee Moon Fishing ayaa Carwadan maanta ka furantay Hargeysa ee kalluunka ku soo bandhigay kaluuno kala duwan iyada oo...

Wasiirka Ganacsiga Iyo Gaadiidka Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka qayb galay Carwada...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Wasiirka Ganacsiga Iyo Gaadiidka Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Khadar Cabdi Ismaaciil oo Maanta ka qayb galay Carwada Wax Soo Saarka...

Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Hargeysa Ka Furay Carwada Lagu Soo Bandhigayo Wax...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaa Carwada Kaluunka oo socondoonta Muddo  Sadex Cisho Ah waxaana lagu soo bandhigay  Wax Soo...

Daawo Muuqaal: Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Siyaasi Cabdilaahi Geeljire

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —  Wariye Badri Koosar Maxamuud oo ka Tirsan Tvga Star ayaa Wareysi dheer la yeeshay Wasiirkii hore ee wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka...

Telefishanka Al Jazeera Oo Warbixin Ku Faaqiday Abbaaraha Somaliland Iyo Saamaynta Dhaqaalaha Dalka +...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Shabakadda Telefishanka AL Jazeera    ayaa warbixin dheer ka qortay, Xaaladda abbaaraha ka jira galbeedka Somaliland, waxaanay sheegeen in abaarro ba’ani ay...

Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Oo Saaka Olole Nadaafadeed Ka Fuliyay Caasimadda Hargeysa +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa maanta olole nadaafadeed ka fuliyay Faras-magaalaha iyo meelo ka mid ah xaafadaha Caasimada ku yaala. Hawlgalkan Nadaafadeed ee...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Yeeshay Guddida Doorashooyinka Iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Nuxurka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Afhayeenka madaxtooyada somaliland Xuseen Aadan Cige Deyr ayaa ka war bixiyey kulan uu madaxweynaha somaliland la yeeshay guddida doorashooyinka qaranka Somaliland...

Nairobi: Kulamada Somaliland iyo Beesha Caalamka Oo Xogo Dheeraad Ah Laga Helay

0
Nairobi, KENYA (HargeisaPress) — Weftigii ka socday dawladda Somaliland ee isugu jiray guddoomiyaha Maxkamadda sare Aadan Xaaji Cali Axmed iyo saddexda wasiir ee khaarajiga...

Somaliland: Madaxtooyada Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Eedihii Xisbiga Waddani U Jeediyay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xukumadda madaxweyne Siilaanyo ayaa si adag uga jawaabtay warsaxaafadeed xisbiga Waddani shalay soo saaray oo ku saabsan in xukumaddu abaabushay mudaharaad...

Daawo Muuqaal: Ahmiyada Salaada iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Muxaadaro Kusaabsan Ahmiyada Salaada Iyo Fadiilatu Sheekh Mustafe Sheekh Ismaaciil   https://www.youtube.com/watch?v=Rt02Hu-OHJo     HargeisaPress News Desk — Hargeysa hargeisapress@gmail.com