Maareeyaha Guud Ee Shirkada Moon Fishing Daahir Maxamed Gamuur Oo Maanta Ugu Deeqay 200 Kilo Oo Kuluun Ah Xarumaha Agoomaha Iyo Dhakhtarka Dhimirka Hargeysa

0
1758

HARGEISA, (HargeisaPress) — Shirkada kaluunka ee Moon Fishing ayaa Carwadan maanta ka furantay Hargeysa ee kalluunka ku soo bandhigay kaluuno kala duwan iyada oo carwadu soconeysaa saddex maalmood iyada oo dadkuna saaka iibsanayeen kalluulo kala nooc ah  oo ay Shirkada kaluunka ee Moon Fishing keentay carwada.

DSC00439

Waxaa kaloo shalay lagu qabtay magaalada Berbera dabbaaldeg doonyaha soo saara kalluunka iyo sharikadaha kalluunka iyo dekedda berbera ay ku soo bandhigeen noocyada kalluunka laga soo saaro badda Somalilnd.

DSC00441

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

Geesta Kale, Maareeyaha guud ee shirkada Moon Fishing Daahir Maxamed Gamuur ayaa maanta carwada kaga dhawaaqay inay 200 kilo Ugu Deeqay n Xarunta Agoomaha Hargeysa iyo Xarunta dhimirka ee Dhakhtarka Hargeysa, oo ka mid ah meelaha ugu dayaca Badan ee ka jira waddanka.

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here