Ciiidamada Booliska Gabiley Oo Xabsiga Utaxaabay Wariye Cabdinaasir Guray Oo Ka Hawlgala Tvga Universal

0
GABILEY,(HargeisaPress) -Ciidamada booliska gobolka gabiley ayaa caawa fiidkii xabsiga utaxaabay Wariye Cabdinaasir Guray Meecaad oo hawl gala Tvga Universal Qaybtiisa magaalada gabiley. Xadhiga wariyaha ayaan...

Madaxweynaha Somaliland oo Abaalmarino guddoonsiiyey Ardaydii ugu sarraysay tartanka Qur’aanka kariimka ah ee bisha...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa abaalmarinno kala duwan guddoonsiiyey Afartii Arday ee kaalmaha ugu sarreeya ka galay tartankii Qur’aanka kariimka...

Guddoomiyaha UCID Oo Sheegay In Somaliland Lagu Soo Duulay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay in lagu soo duulay Somaliland loona baahan yahay in dalka la bad-baadiyo. Eng. Faysal...

Awrta qaar qabasho xun baa jira axsaabtuna…”…”

0
Hargeisa (HP): Siyaasi C/qaadir Jirde, ayaa Awr qabasho xun ku tilmaamay madaxweyne Biixi, iyo siyaasiyiinta kale ee xisbiga Kilmiye. Waxaanu sheegay in haddii ay siyaasiyiinteenu...

Hargeysa: Warbaahinta Oo Su’aalo La Boobtay Madaxwayne Biixi Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay

0
Hargeysa— “Dalku ciidanka qudha ee uu haysto ee cudurkaas wax ka qaban karaa waa saxaafadda, maanta dhammaanteen waxaynnu ka midaysannahay waa naftaadiiye waxa ay...

“Waxaanu ku dedaalaynaa sidii Wajaale u heli lahayd biyo ku filan”…

0
Tog-Wajaale (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa shaaciyay in ay wadaan qorshe ay ku doonayaan sidii magaaladda Wajaale biyo...

Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Wadatashiga Shacabka Dowlad Deegaanka Soomaalida

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Waxaa dib u dhac ku yimid shirweyne lagaga hadlayay xaaladda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu qorshuhu ahaa inuu maanta...

Dhegaysiga Dacwadda Badda Ee Soomaaliya iyo Kenya Oo Bilaabmaysa

0
Hague (HP): Dhegaysiga dacwadda Badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa la filayaa in ay magaaladda The Hague ka bilaabanto Isniinta todobaadkan. Dhegaysigaasi ayaa...

Haweenka Gabiley Oo Taageerro Buuxda U Muujiyay Murashax Cabash

0
Gabiley (HP): Waxaa xalay magaaladda Gabiley ka qabsooontay munaasibad ay haweenka gobolka Gabiley taageero ugu muujinayeen murashaxC/qaadir Muxumed Guuleed (Cabash). Murashax C/qaadir Guuleed, ayaa u...

Maxay ka Wadahadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya?

0
Hargeysa (HargeisaPress) –Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Turkiga u fadhiya Safaaradda magaalada Muqdisho iyo Xubno kale oo...