Hargeysa: Warbaahinta Oo Su’aalo La Boobtay Madaxwayne Biixi Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay

0
580

Hargeysa— “Dalku ciidanka qudha ee uu haysto ee cudurkaas wax ka qaban karaa waa saxaafadda, maanta dhammaanteen waxaynnu ka midaysannahay waa naftaadiiye waxa ay dhakhaatiirtu inagu amraan sideeda u gudbiya oo yeynaan gelinin war aad meel kale ka maqashay iyo jariirad aad meel kale kasoo akhriday iyo dhakhtar aad la sheekaysatay wuxuu ku yidhi, wixii talo ah ee la hayona guddida halloo keeno,” madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here