Mareeyaha Dekedda Berbera Oo Lagu Amaanay Horumarinta uu Ku Sameeyey Adeegyadda Dekedda + SAWIRRO
Berbera , (HargeisaPress) —Qaar ka mid ah xildhibbaanada golaha deegaanka degmada magaalada Berbera iyo weliba sida oo kale salaadiinta iyo cuqaasha ka soo jeeda ...
Madaxwaynaha Somaliland Oo Dalacsiiyay Abaal Marin Dheeraadana GudoonSiiyay Askari Naftiisa U Huray Badbaadinta Nafaha...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta darajada u dalacsiiyay abaal marin dheeraadana gudoonsiiyay askari 6 bishan lagu guda jiro...
Degmada Wajaale Oo Ay Haysato Waddo Xumo + Qashin Iyo Dhiidhi Yaala Wadooyinka+ Maamulka...
TOG WAJAALE , (HargeisaPress) —Degmada Wajaale oo kamida degmooyinka waa way nee hoos yimaada gobolka gabiley ayaa waxa maalmihii u danbeeyeyba ka da’ayay roobkii...
Daawo Muuqaal: Warbixin Laga Diyaariyey Ballaadhinta Iyo Horumarka Ka Socda Dekadda Magaalada Berbera.
Berbera , (HargeisaPress) — Warbixin Laga Diyaariyey Ballaadhinta, Casriyeynta, Dib-u-habeynta iyo Horumarka Ka Socda Dekadda Magaalada Berbera.
Ballaadhintani, waxa ay qeyb-ka tahay dekadda Berbera, waana...
Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xilkii Ukala Wareejisay Wasiiru Dawlihii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Iyo...
HARGEISA , (HargeisaPress) —Munaasibad ay xilalka kula kala wareegayeen wasiiru dawlihii hore ee wasaarada maaliyada somaliland Dr. Maxamed Faarax Ducaale iyo wasiiru dawlaha cusub...
Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Somaliland Iyo Muddo...
HARGEISA , (HargeisaPress) —Wadamada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ee maalgeliya doorashooyinka iyo diiwaangelinta Somaliland, ayaa aad uga walaacsan dib u...
Naxdin & Layaab: Laba Carruur Ah Oo Ku Geeriyooday Meel Biyo Qabtin Ah, Degmada...
HargeisaPress —Ayaale Maxamuud Maxamed oo 12 jir ah iyo Yusuf Ibraahim oo 16 jir ah ayaa shalay geeriyooday, kadib markii ay ku dhaceen meel...
Guddoomiyaha KULMIYE Oo Tilmaamay Waxtarka Tacliinta Ee Baahiyaha Bulshada Iyo Hannaanka Berbera + SAWIRRO
HARGEISA , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada madaxwaynaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa tilmaamay waxtarka tacliintu ka gaysan karto...
Taliyaha Taraafikada Gobolka Awdal Oo Soo Qabqabtay Basas Ay Ku Rakiban Jihiin Telefeeshino Kaas...
Borama , (HargeisaPress) —Taliyaha ciidamada taraafikada gobolka awdal ayaa manta soo qabqabtay basas ay ku rakiban yihiin telefeeshino ay daawadaan darawalintu kuwaasi oo khasaare...
Iyamaa xoojinaya dooda Somaliland: 18 May mise 26 June 1960 Qallinkii: Abdirashid Ibrahim Abdirahman
Midhaha iyo guulaha 18 May ma ahan kuwo doodo galaya – Waa guul & go’aan la gaadhay maalin barakaysan oo Illaahay innagu guuleeyey –...