Borama , (HargeisaPress) —Taliyaha ciidamada taraafikada gobolka awdal ayaa manta soo qabqabtay basas ay ku rakiban yihiin telefeeshino ay daawadaan darawalintu kuwaasi oo khasaare sababi kara.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
Wariye Sharbi HargeisaPress – Boorama