Berbera , (HargeisaPress) — Warbixin Laga Diyaariyey Ballaadhinta, Casriyeynta, Dib-u-habeynta iyo Horumarka Ka Socda Dekadda Magaalada Berbera.
Ballaadhintani, waxa ay qeyb-ka tahay dekadda Berbera, waana qeybta Afraad ee dekadaha hore loogga soo dhisay magaalada Berbera oo noqonaysa dekad uu ku guuleystay dhismaheeda Inj.Cali Xoor Xoor.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa