XUKUUMADA SOMALILAND OO GAADHIGII MADAXWAYNE KU-XIGEENKA PUNTLAND OO DILAWARKIISII ULA SOO BAXSADAY SOMALILAND UCELIYAY PUNTLAND.

0
713

Burco(Hargeisapress )-  Sarakaal  Ka Socota  Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ahna  La Taliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Xasan Cigaal  oo ay  weheliyo Af-Hayeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha  Jamaal Cabdi Muxumed oo Khamiistii  Todobaadkii  Hore  kasoo ambo baxay  Magaalada  Hargaysa ee caasimada  Somaliland   Ayaa Si Rasmiya Gacanta Ugu Galiyay Saraakiisha Maamulka Puntland Gaadhi Uu  lahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland  oo Dhawaan Uu Kala Soo Baxsaday Darawalkiisu  lana soo  galay  Somaliland isla markaana ay gacanta ku  dhigeen  Ciidamada Qaranku.

 

13133314_10209339176147411_6822594553075965832_n13083132_10209339177947456_3226708717317557234_n

13087306_10209339193947856_9090034950274384378_n

13133376_10209339193027833_1682741174390404091_n

Iyadoo  ay dawlada  Somaliland  ay  ilaalinayso  daris wanaaga iyo nabad galyada  labada dhinac ee Somaliland iyo Dawlad goboleedka maamulka puntland.

 

 

Sakariye Cabdiraxmaan Ibraahin HargeisaPress — Burco office

sekeriye80@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here