Ururro Caalami ah oo ka codsaday dawladda Somaliland inay laasho eedaha ay ku oogtay...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Ururada caalamiga ah ee u dooda xuquuqda aadanaha ayaa ka soo saaray war-saxaafadeedyo kala duwan dacwado ciqaab ah oo lagu soo oogay...

War deg dega: Nin Mayda Oo Laga Hellay Dooxa Burco + SAWIRRO

Burco , (HargeisaPress) —Mayd Laga Helay Dooxa Magaalada Burco Oo Iminka La Keenay Cusbitaalka Guud Iyo Haybtiisa Oo La Garan Waayey .   Dooxa ama Dixda...

Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha oo Kormeeray Beeralay Daadku Waxyeeleeyey

Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha ayaa kormeeray deegaano ka tirsan Gobolka Awdal oo roobabkii u dambeeyey ee da’ay ay beerahoodii waxyeeleeyeen.   Masuuliyiintan ka socotay wasaaradda...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ku Sugan Magaalada Berbera Oo Booqday Masaajidka Sheekh Isxaaq...

Berbera , (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici”iyo wafti uu hogaaminayo oo socdaal ku joogay magaalada berbera ayaa r maanta...

Buuq Iyo Sawaxan Ka Dhashay Kalfadhi Ay Maanta Iskugu Yimaadeen Xildhibanada Golaha Deegaanka Burco...

Burco , (HargeisaPress) —Xildhibanada Golaha Deegaanka Degmada Burco oo maanta iskugu yimi Kal-Fadhi aan caadi ahayn, oo aanay badiba goob joog ka ahayn xildhibanada...

Liiska Kooxaha ugu Macaashka Badan Xilli-ciyaareedkii Hore oo la Shaaciyay iyo

HargeisaPress —Man United, ayaa hoggaaminaysa liiska kooxaha macaashka ugu badan helay xilli-ciyaareedkii hore, inkastoo aanay wax koob ah ku guulaysan, halka Real Madrid iyo...

Aguero oo Noqday Laacibka ugu Degdega Badan ee 100 Gool Premier League ka Dhaliyay...

HargeisaPress —Sergio Aguero, ayaa noqday laacib sida ugu degdega badan horyaalka Ingiriiska kaga dhaliyay 100 gool, kadib markii uu goolkiisii boqolaad horyaalka ka dhaliyay...

“Todoba hablood tahriibaya waxa qabsaday qolo madmadow (Nuubiyin), cid ka soo furfurtana waa...

Muhiimada aynu qisooyinkan u soo qaadayano mayno in lagu qosolo ama ku wiirsanayno, laakiin, waa inaynu u kacno dad iyo dawladba wax ka qabasadeeda. Masaajid...

Gudiga Abaaraha Oo Deeqo Raashina Ah Gaadhsiiyey Tuulooyinka Deegamada Gobolka Gabiley

Gabiley, (HargeisaPress) —Gudiga abaaraha gabolakni gabiley oo ay weheliyaan masuuliiyinta gobalku ayaa deeqo raashimo ah gaadhsiiyey tuulooyink/deegamada uu ka kooban yahay gobalkani gabiley iyagooo...

Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Xuseen Dayr Geesi Uu Soo Baxay Guud Ahaan Geyiga Somaliland

Waxa arrin lagu farrxo ah sidda uu wasiir hussien adam cige u Hanno qaadsiiayay wasaasrdda ganacsiga iyo maalgashiga taas oo ayy ka muuqato hawlo...

Latest News