Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Goobjoogayaal Ka Socda Wadamada Caalamka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu maanta qaabilay goobjoogayaal ka socda dhawr iyo Toban waddan oo uu hoggaaminayo...

Madaxweynihii Hore Dalka Siralyoon iyo Goobjoogeyaal Kale oo Somaliland Soo Gaadhey

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Waxa dalka Somaliland ku soo qul qulaya goob joogeyaasha caalamiga ah ee ka qayb gelaya doorashooyinka dalka ka dhici doona...

Itoobiya oo Jawaab Ka Bixisay Xayiraadii Mareykanku Ku Soo Rogay

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Madaxwaynaha ismaamulka Oromiya, Shimales Abdisa, ayaa markii u horeysay ka hadlay xayiraada uu Mareykanka ku soo rogayo kaalmada dhaqaale...

Xisbiga WADDANI oo Guud Ahaan Dalka Ku Soo Bandhigay Maalintiisii U Dambaysay Ololihiisa Doorashada

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo ay maanta ahayd maalintiisi ugu dambaysay ee uu u lahaa kaltanka ololaha doorashada goleyaasha...

Madaxweynaha Somaliland oo Ku Soo Guryo Noqday Caasimadda Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maalmihii u danbeeyey safar shaqo oo la xidhiidha dardargelinta doorashooyinka Wakiillada iyo deegaanka...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland, Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac)

Guddiga Doorashooyinka oo Digniin U Diray Ururrada Samafalka Ee Caalamiga Ah iyo Kuwa Maxalliga...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta soo saaray Warqad ay ku socodsiiyeen Dhammaan Ururrada ka shaqeeya Samofalka iyo Horumarinta ee...
Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muxuu Ka Yidhi 33-guurada Markii SNM Gudaha U Gashay Burco 27 May...

0
Berbera (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay 33-guurada ka soo wareegtay Guda-galka Xoogaggii SNM ee Magaalada Burco 27 May 1988-kii,...
Majaajilayste Sooraan

Majaajilayste Sooraan oo Ku Geeriyooday Magaaladda Burco

0
Burco (Hargeisa Press) – Alle ha u naxariistee waxaa magaaladda Burco maanta ku geeriyooday Majaajilayste Sooraan Ismaaciil Sugulle. Marxuumka wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan...
Safiirka dalka Japan iyo Madaxweynaha Dowlad Deegaanka

Japan oo Dowlad Deegaanka Soomaalida Ugu Deeqday 1 Milyan oo Dollar

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Dowladda Japan, ayaa waxaa ay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ugu deeqday aduun lacageed oo gaadhaya 1 Milyan oo dollar. Lacagtan loogu...
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Soo Saaray Hannaanka Codbixinta Doorashooyinka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa soo saaray nidaamka cod-bixinta ee muwaadiinta looga baahan yahay inay raacaan maalinta Codbixinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee...