Sweden: Xisbiga Kulimiye Oo Casho Sharaf Uu Sameeyey Xoghayaha Guud Ee Xisbigaasi

0
1512

Stockholm, (HargeisaPress) — Xisbiga Kulmiye Laantiisa Sweden ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay Wasiirka Cadaalada Somaliland Ahmed Faarax Cadare iyo Xoghayaha guud ee xisbiga muxaafidka ah KULMIYE Xasan Siciid Yusuuf oo socdaal ku jooga dalka Sweden.

     advertisements

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here