Xiisad Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Ceel-Afweyn Iyo Saddex Ruux Oo Geeriyooday

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Xiisadan ayaa ka soo cusboonaatay jiidaas ka dib markii khamiistii la dilay nin lagu magacaabo Alle haw naxariiste Ismaaciil Axmed Cawad,...

Daawo: Xildhibaan Indho-Indho Oo Ka Hadlay Ciidanka Puntland Oo Dilay Taliyihii Millatariga Taleex

0
Xildhibaan Indho-Indho Oo Ka Hadlay Ciidanka Puntland Oo Dilay Taliyihii Millatariga Taleex https://youtu.be/aofoSerA37Q

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Liibaan Yusuf Cismaan oo...

0
Brussels , (HargeisaPress) —Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah Libaan Yusuf Cismaan ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium kaga qayb...

Nuxurka Kulan Hargeysa Ku Dhex Maray Madaxweyne Biixi iyo Madaxa Laanqayrta Cas + SAWIRRO

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socday Guddiga Caalamiga ah ee...

Safiirka Maraykanka Ee Addis Ababa Oo La Weydiiyay Aragtidooda Heshiiska Dekedda Berbera Ee Dhex...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Safiirka dawladda Maraykanka u fadhiya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya danjire Ambassador Mike Raynor, ayaa la weydiiyay su’aal ku saabsan...

Wasiirka Ciyaaraha Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland  Boos Mire Maxamed  Oo Abaal Marinayay Badhasadda Gobolaada Soomaliland Ee Ay Ka Qabsoomeen Koobkii Bisha Barakaysan Ee...

Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay 7 Xubnood Oo Ah Guddiga Xuquuqal Insaanka Ee Qaranka

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay wareegto madaxweyne ku magacaabay xubnaha guddiga xuquuqal insaanka ee qaranka Somaliland oo ah 7 xubnood. Wareegtada...

9 Qof Oo Isku Qoys Ah Oo Ku Sumoobay Caano Laga Lisay Xoolo &...

0
Xiin-galool, (HargeisaPress) — Qoys ka kooban 9 xubnood, ayaa ku sumoobay wax loo mallaynayo inay ahaayeen Caano aanay bad-qabkooda ogeyn, sida uu sheegay Dr. Cabdirisaaq...

Dawladda Sucuudiga Oo La Sheegay Inay Xayiraaddii Ka Qaaday Xoolaha Soomaalida

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Dawladda Sucuudiga ayaa la sheegay inay xayiraadii ka qaaday xoolaha nool ee Soomaalida oo ay xayirtay sannadkii 2016 dabayaaqadiisii. Sucuudiga oo ah...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Barnaamijkii Tirinta Iyo Tayaynta Shaqaalaha Dawladda Ee La...

0
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Barnaamijkii Tirinta Iyo Tayaynta Shaqaalaha Dawladda Ee La Magac Baxay Madaxtaabashada Shaqaalaha   Hargeysa-27-06-2018-()-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi...