Wasiir Ka Tirsan Dawladda Ingiriiska Oo Sheegay Inay Doonayaan In Wada Hadal Lagu Xaliyo...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay danaynayso in colaadda tuko-raq ee gobalka Sool lagu soo afjaro wada hadal iyo heshiis buuxa. Wasiirul dawlaha...

Maayirka Gabilay”Afar Xil Dhibaan Oo Gidaar Ka Hadlay Anaga Xilka Nagama Qaadi

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa si adag ugu jawaabay xildhibaano ka mida golaha deegaanka Gabiley. https://youtu.be/vhWZlLQlzcg

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Gaadhay Ceel-Afwayn, Si Uu Uga Qeyb Qaato Dadaallada Lagu Daminayo...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaaa saaka soo gaadhay Deegaanka Ceel Af-wayn Ee Gobolka Sanaag . Waxaanu Gudoomiyuhu qeyb ka...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan Ballaadhan Isugu Yeedhay Dhamaan Ergooyinkii Ka Soo Qayb Galay...

0
Ceel-Afweyn , (HargeisaPress) —Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafdigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminaayay ayaa galabta kulan isugu yeedhay dhamaan...

Wasiirka Daakhiliga Somaliland Oo Sharaxaad Ka Bixiyay 4 Qodob Oo Gogol Dhig U Noqonaya...

0
Ceel-Afweyn , (HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa faahfaahiyay  waxa looga dan leeyahay afar qodob oo gogol dhig u noqonaya nabadaynta...

Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda Oo Caawimo Gaadhsiisay Cusbitaalka Dhimirka Hargaysa

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa caawimo isugu jirtay xoolo nool iyo waxyaabo kale gaadhsiisay qaybta dhimirka ee cusbitaalka...

Imaaraadka Oo Sheegay In Uu Ka Shaqaynta Horumarinta Jabuuti Iyo Somaliland Uu Geeska Afrika...

0
Abu Dhabi , (HargeisaPress) —Wasiirudawlaha arrimaha dibadda ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, Dr. Anwar Bin Muxammed Qarqaash ayaa caddeeyey in Imaaraadka Carabta xidhiidhadiisa Geeska...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaacisay Dhamaystirka Dhegaysiga Shaqaale Codsi & Cabasho Qabtay Hore U...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland oo dhawaan si rasmi ah ugu dhawaaqday dhamaystirka Mashruucii diwaangelinta madaxtaabashadda shaqaalaha hay’addaha dawladda Somaliland ee...

“Muuse Biixi is-bedel fiican ayuu wadaa, waa inuu dulqaad muujiyo, ” Drs Moha Faarax...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Drs Moha Farah Jire, ayaa  safaarada itoobiya si weyn ugu soo dhawayasay dalka kadib markay mudo 5 sanadood culuumta shahaadada Phdka...

Xildhibaan Bidhi Oo Lacag Gaadhsiiyay Dad Dhimirka Ka Xanuunsaya Oo Ku Tabaalaysan Qoryaale

0
Qoryaale, (HargeisaPress) —Degmadda Qoryaale ee gobolka Togdheer waxay ka mid tahay magaalooyinka  ay ku nool yihiin dadka  ugu  badan ee  dhimirka ka xanuunsanaya, kuwaasoo...