video

Shirkadda Daabacaadda Casriga Ah Ee SAGALJET Oo Dharkii Ciida Iyo Deeq Lacageed Ku Wareejisay...

Hargeysa , (HargeisaPress) —Shirkadda Daabacaadda Casriga Ah Ee  SAGALJET waxay deeq ka kooban dharkii ciidda iyo Lacag $2000 ah gaadhsiisay Carruurta ku dhaqan xarunta...
video

Shirar Muhiima Oo Dawladda Hoose Ee Hargeysa Mudooyinkii U Dambeeyey Caasimadda Uga Socday Iyo...

Hargeysa , (HargeisaPress) —Maayar ku xigeenka Caasimadda Hargeysa md Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Caga-weyne), ayaa ka warbixiyey shirar Huteel Ambaasadoor ee Hargeysa ay ka wadeen...
video

Su,aalihii Maanta la soo Waydiiyey Sheekh Maxamed Cumar Dirir

https://youtu.be/Q3vhTpVmrS8

Dalalka Beesha Caalamka Oo Joojinta Dagaalo Kale Oo Ka Dhaca Tuko-Raq U Xilsaaray Itoobiya...

Hargeysa , (HargeisaPress) —Dalalka beesha caalamka ayaa dawladaha gobalka Geeska Afrika ee IGAD u xilsaaray inay xaliiyaan dagaalada dhex maray dawladda Somaliland iyo maamul...

Wasaaradda Shaqogalinta iyo Arrimaha Bulshada Oo Taakulo Loogu Deeqay dadka Duufaantu ku dhufatay Guddoomay,...

Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasaaradda Shaqo galinta iyo arrimaha bulshada ayaa maanta kulan la yeelatay hay’addaha ay wada shaqaynta leeyihiin, waxaana kulankaasi lagu falanqeeyey sidii...

Telesom Oo Noqotay Shirkaddii Ugu Horeysay Ee Qalab Dhisme Ugu Deeqday Dadkii Ku Waxyeeloobay...

Hargeysa , (HargeisaPress) —Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa noqotay shirkaddii ugu horeysay ee qalab dhimse ugu deeqday dadkii ku waxyeeloobay duufaantii Sagar...
video

Tahriibayaal u dhashay Somaliland iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dalka Dib Ugu Soo...

Hargeysa , (HargeisaPress) — Waxaa maanta madaarka cigaal international ka soo dagay dhalinyaro tahriibayaal ah oo dhawaan laga soo daayey Jeelasha Liibiya. Dhalinyaraddan waxaa madaarka...

Dawladda Muqdisho Oo Diyaarado Hub Ah Ka Soo Dejisay Madaarka Garowe Iyo Dalka Hubkaas...

Garowe , (HargeisaPress) —Dawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkan u dambeeyay magaalada Garowe ee Puntland soo gaadhsiisay diyaarado sida saanad milatari oo laga soo diray Muqdisho. Sida...

Shirkadda DP World Oo Sheegtay Inay 20% Kordhisay Dhaqdhaqaaqa Dekedda Berbera

Hargeysa , (HargeisaPress) —Shirkadda DP world ee la wareegtay maamulka dekedda Berbera, ayaa sheegta in dhaqdhaqaaqa dekedda Berbera uu kordhay 20%, marka la garab...
video

DAAWO: Madaxweyn Muuse Biixi Oo Faah Faahiyey Muhiimada Tartanka Quraanka Bisha Ramadaan Ee Uu...

Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale sharraxay faa’iidada If iyo Aakhiroba ku jirta Qur’aanka kariimka ah, isaga oo guulna u rajeeyey, “Wax...

Latest News