Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta oo Xilkii U Kala Wareejiyay Saddex Agaasime Waaxeed +SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa xaflad balaadhan oo lagu qabtay Hoolka Wasaaradda Warfaafinta...

Maareeyaha cusub ee Madbacadda Qaranka oo Xilka kala wareegay Maareeyihii hore & Hadallada laga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maareeyaha cusub ee Madaxweynuhu u magacaabay Madbacadda Qaranka Somaliland Maxamuud Raage Maxamed, ayaa maanta xilka kala wareegay Maareeyihii hore ee Madbacadda Siciid...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur

0
Borama , (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland sareeye guuto Maxamed Cismaan Xudhuun, ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo ka  dhacay degmada lughaya ee gobalka...

Taliye Nuux Taani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Saaka Ciidanka Qaranka Iyo Kooxaha...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Maleeshiyaadka Huwanta Laascaanood ayaa khasaare ba’an iyo Jab kala kulmay weerarro dhowr jiho ah oo ay ku qaadeen fadhiisimada Ciidanka Qaranka ee gobolka Sool. Dagaalka...

Somaliland oo Bogaadisay Dib u Doorashada Ra’iisul-wasaaraha Canada

0
Toronto,(HargeisaPress)-Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa bogaadiyey Ra’iisul-wasaaraha Canada, Justin Trudeau oo ku guulaystay doorashooyinkii toddobaaadkan ka qabsoomay dalkaas. Madaxweyne Ku-xigeenka...

Somaliland oo Cambaaraysay Falkii Foosha Xumaa ee lagu Gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah

0
Hargeysa-(HargeisaPress):Dawladda Somaliland ayaa si wayn u cambaaraysay falkii foosha xumaa ee lagu gubay Kitaabka Qur’aanka Kariimka eek a dhacay dalka Sweden. Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Mudane....

Madaxweynaha Somalia oo xilkii ka qaaday agaasimaha nabadsugida Qaranka

0
MUQDISHO, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu xilka ka qaaday agaasimihii guud ee hay’adda nabad-sugidda iyo...

18 May: Xaflad Balaadhan oo lagu xusayay 18 May ayaa ka Dhacday Liverpool UK...

0
Liverpool, (HargeisaPress) —Xaflad balaadhan oo lagu qabtay magaalada Liverpool iyadoo lagu xusayo 24 guuradii kasoo waareegtay markii ay Somaliland Dib ulasoo noqotay xornimadeedii ,Xafladan...

Komishanka Dorashooyinka Somaliland Oo Maanta La Shiraya Madaxdhaqameedka

0
Hargeysa,(HargeisaPress) –Komishanka Dorashooyinka somaliland ayaa Maanta La Shiraya Madaxdhaqameedka. https://youtu.be/aPo9FK56J98  

Wasaaradda Gaadiidka Oo qabatay Kulan lagu Lafa Gurayo Xeerka Nabad Galyada Wadooyinka Somaliland

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Kulan laba cisho socon doona  oo lagu lafa gurayo wax ka badalka iyo kaabista xeerka nabad galyada wadooyinka Somaliland, Xeer...