Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Kormeeray cusbitaalka guud ee Magaalada Balligubadle
Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr.Xuseen Bashiir Xirsi oo qayb ka ahaa Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay Madaxwaynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...
Madaxweynaha Somaliland Oo maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay bilowga Jidka isku xidhaya...
Baligubadle ,(HargeisaPress) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay bilowga jidka isku xidhi doona Baligubadle...
Hargaysa oo lagaga dhawaaqay ‘Madasha Musharaxiiinta Daneeyayaasha Doorashooyinka Muddaysan 2026’
WARSAXAAFADEED:Shaacinta Madasha Musharaxiinta Daneeyayaasha Doorashooyinka Muddaysan 2026.
Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 09, February 2025, waxa Magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland lagaga dhawaaqay 'Madasha Musharaxiiinta...
Wasiirka Duulista Somaliland oo kormeer ku tagay Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera
Berbera (HargeisaPress)– Wasiirka Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Somaliland Fu'aad Axmed Nuux iyo wefti uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Agaasimaha Guud ee...
Xisbiga KULMIYE oo shaaciyey qaabka loo soo dhawaynayo Muuse Biixi
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa caddeeyey qaabka loo soo dhawaynayo Madaxweynihii 5aad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo dalka...
Xukuumadda Somaliland oo Cashuur xad-dhaafa kusoo rogtey Khudaarta ka timaada Itoobiya
Hargeysa (Hargeisa Press)- Masuuliyiinta wasaaradda Maaliyada Somaliland, ayaa cashuuro xad-dhaaf ah ku soo rogay khudaarta ay ganacsatada reer Somaliand ka soo waaridaan dalka Itoobiya.
Cashuurtan...
Kulanka SABA African Bank iyo Baanka Somaliland + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)– Guddoonka Baanka Somaliland ayaa qaabilay wafti ka socday ‘SABA AFRICAN BANK’ oo xarunta fadhigiisu yahay dalka Djibouti.
Weftigan waxaa Hogaaminayey Mr. Abdulraqib Salem oo...
Somaliland: Booliska oo Sheegay inay Qabteen Darawal ka Baxsaday Meydka Qof uu Jiidhay
Hargeysa - Ciidamada Booliska JSL garahaan hogaanka Nabadgelyada waddooyinka ayaa hawlgal ay sameeyeen gacanta kusoo dhigay Eedaysane Mubaarik Cabdiraxmaan Maxamed oo xalay ku jiidhay...
Wasiirka Duulista Hawada oo Ceerigaabo lagu Soo Dhaweeyey iyo Ujeeddada Safarkiisa + SAWIRRO
Ceerigaabo (HargeisaPress)– Wasiirka Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda iyo wafti uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Agaasimaha guud ee Wasaaradda, ayaa maanta gaadhay...
Wasiir Buuni Dastuurka Inuu Akhriyaa Bay Ahayd “Cabdikhaliq Awal Bari”
Hargeysa,(HargeisaPress)– Xoghayaha Golaha Dhexe xisbiga KAAH - Somaliland Cabdi khaalaq Awal bari ayaa ka hadlay xaalada dalka.
Halkan hoose ka DAAWO
https://youtu.be/eiDh85PmqSU?si=3EN91zVpwjIoDWxS