Madaxweynaha Somaliland Oo maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay bilowga Jidka isku xidhaya Balligubadle iyo Hargeysa

0
588

Baligubadle ,(HargeisaPress) โ€“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay bilowga jidka isku xidhi doona Baligubadle – Hargeysa .

Madaxweynaha iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayey ayaa Magaalada Baligubadle ee xarunta gobalka Hawd kaga qeyb galay munaasibad balaadhan oo loo sameeyey daah-furka Waddadaas .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here