Somaliland: Booliska oo Sheegay inay Qabteen Darawal ka Baxsaday Meydka Qof uu Jiidhay

0
933

Hargeysa – Ciidamada Booliska JSL garahaan hogaanka Nabadgelyada waddooyinka ayaa hawlgal ay sameeyeen gacanta kusoo dhigay Eedaysane Mubaarik Cabdiraxmaan Maxamed oo xalay ku jiidhay waddada Labada Boqol Marxuumad Haweya Iidaan Ibraahin kadibna ka baxsaday goobta.

Waxaana Ciidamadu gacanta ku hayaan eedaysanihii iyo gaadhigii uu watay oo noociisu ahaa” Vitz” , waxaana eedaysanaha degdeg loo horgayn doonaa Ha’yaddaha garsoorka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here