Oday Dhaqmeed, Guurti iyo Salaadiin U Tacsiyadeeyay Qoyskii Reer Djibouti Ee Masiibadu Ku Dhacday

0
1369

Gargaar Lacageed Qoyska Ku Dhamaaday Dalka Jabuuti Oo Gabadh Yari Ka Hadhay Ayaa Kulan Shir Jaraaid Oo Ay Ka Qayb Galeen Guurti Salaadiin Cuqaal Ganacsato Aqoonyahan Dhalinyar Oo Kala Ah  Xildhibaan Sh Cumar Ahmed Fure Suldaan Abshir Xasan Cali Cigaal Cheif Caaqil Maxamuud Osman Tuutebeene Caaqil Xuseen Nabadoon Kayd Nabadoon Shide Cali Nabadoon Dayib Mukhtaar Shuuro Maxamed Libaax Ahmedyasin Sheekh Cumar C/Raxmaan Muuse Xasan Daacad Waxay Shir Jaraaid U Gudbiyeen Tacsi Qoys Lagu Laayay Jabuuti Oo Wiilkoodii Ku Gacantiisa Ku Dilay Shirkaas Oo Hadhwanaag Hotel Lagu Qabtay Waxay Sidoo Kale U Hambalyeeyeen Sida Dawladu Uga Qayb Qaadatay Waxay Halkaa Ku Yabooheen In Dhamaan Tolweynaha Beesha Akisho Ee Qurbaha Dagan Iyo Kuwa Dalkuba Gargaar Lacageed Ugu Deeqaan Inanta Dhaawaca Ah Ee Ka Hadhay Qoyskaas.

Afhayeenka Beesha Akisho

C/Rahmaan Sh Muuse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here